casuumad
(m.dh)

ld casumaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casuumad

casumaad [m.l] (-do, m.l)
Cunto ka kooban noocyo badan oo qof la sharfayo loo sameeyo. ld casuumad.

casun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
Cid casuumad u fidin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg