catiirid
(m.f.dh)eeg catiir². ld catiiris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh catiirid ↴
catiiris [m.f.dh]
eeg catiir². ld catiirid.
catiir [m.l] (-rro, m.dh)
1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
catiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Sariir catiir ku samayn. 2. Xarig caw ka samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg