catiiris
(m.f.dh)

eeg catiir². ld catiirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh catiiris

catiirid [m.f.dh]
eeg catiir². ld catiiris.

catiir [m.l] (-rro, m.dh)
1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.

catiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Sariir catiir ku samayn. 2. Xarig caw ka samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg