cawo
(m.dh)

1. (-ooyin, m.l) Habeen. 2. Nasiib wanaagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawo

qaabbilo [m.dh]
Maalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihiin in ay tahay maalin cawo leh.

cawan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax cawo leh ahaansho.

dacawo [m.dh]
ld dawaco.

nasiib [m.l]
Hoodo; cawo; ayaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg