cawraysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho. 2. Wax ceebaysan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawraysan

cawraysnaan [m.f.dh]
eeg cawraysan. ld cawraysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg