cawri
(m.l)

1. Xin, kuuni. 2. Il, dhabato, illaaco, cawro.

cawri
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ryay, -riday; -ryi)

Hanti cid leedahay kuunyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawri

cawratir [m.l]
1. ld cawritir¹. 2. Dhar yar oo cawrada deda.

cawratir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. ld cawritir². 2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.

cawratirid [m.f.dh]
eeg cawratir². ld cawritirid.

cawratiryo [m.dh]
ld cawritir¹.

cawritir [m.l]
1. Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo. 2. ld cawritirid. ld cawratir¹ (1), cawratiryo, cawritiryo.

cawritir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax in isha looga hortago u bixin. ld cawratir² (1).

cawritirid [m.f.dh]
eeg cawritir². ld cawratirid, cawritir¹ (2).

cawritiryo [m.dh]
ld cawritir¹.

caw [m.l]
1. Dhinac; dhan. 2. Aagga u dhow meel. ld caaw¹.

caw [m.dh]
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg