cawritir
(m.l)1. Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo. 2. ld cawritirid. ld cawratir¹ (1), cawratiryo, cawritiryo.
cawritir
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)Wax in isha looga hortago u bixin. ld cawratir² (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawritir ↴
cawratir [m.l]
1. ld cawritir¹. 2. Dhar yar oo cawrada deda.
cawratir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. ld cawritir². 2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.
cawratirid [m.f.dh]
eeg cawratir². ld cawritirid.
cawratiryo [m.dh]
ld cawritir¹.
cawritirid [m.f.dh]
eeg cawritir². ld cawratirid, cawritir¹ (2).
cawritiryo [m.dh]
ld cawritir¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg