cayillan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld cayilan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayillan

cabbaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Meerisyo kuul yaryar ah, hab quruxsan la isugu tolo, rucubyo leh oo haweenka qoorta ku xirtaan. 2. Midab baraashirix ah oo lo'da iyo riyuhu yeeshaan. 3. (w) Qaab qurux badan oo dadka cayillan ama hablaha surkoodu yeesho. ld cabbaad.

cayilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax cayilay ahaansho. ld cayillan.

cayillanaan [m.f.dh]
ld cayilnaan.

cayillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cayilnaan.

cayilnaan [m.f.dh]
eeg cayilan. ld cayillanaan, cayillanaansho, cayilnaansho.

cayilnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cayillanaan.

jar [m.l]
1. Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado. 2. Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga. 3. (-rar, m.l) Qarka gawgiisa.

luqmaliigle [m.l]
1. Magaca loogu yeero neef geel ah oo leh luqun qurxoon. 2. Neef geel ah, da'yar oo cayillan.

senge [m.l] (-gayaal, m.l/dh/-eyo, m.dh)
Orgi ama faras la dhufaanay oo cayillan. ld sange.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg