ceelka-aartiis
(m.l) (-lal ..., m.l)

(jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saara; biyahaas waxaa kor u soo saara cadaadis ka yimid biyo fadhiya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceelka-aartiis

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg