ceeryaan
(m.dh)Dhado iyo ciiro isku jira. ld ceeryaamo, ciiryaamo, ciiryaan.
ceeryaan
(m.dh)(fiis.) Cuf dhibco biyood ah oo ku jira lakabyada hoose ee gibilka, waxaana u sabab ah uumibiyoodka biyaha isugu rogaya hawada dhexdeeda, taas oo keenta aragtida oo si dhexdhexaaha u yaraata.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceeryaan ↴
ceeryaamo [m.dh]
ld ceeryaan¹.
ciiryaamo [m.dh]
ld ceeryaan¹.
ciiryaan [m.dh]
ld ceeryaan¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg