cees
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)Ka c.: qof xurmayn, weynayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cees ↴
caysh [m.l]
ld ceesh¹.
caysh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
ld ceesh².
cayshid [m.dh]
ld ceeshid.
ceesaan [m.l] (-nno, m.dh)
Orgi sannad jir ah.
ceesaan [m.dh] (-aamo, m.l)
Dheddig ari cad oo aan weli curan.
ceesh [m.l]
Cuntada la cuno; quud. ld caysh¹.
ceesh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Nafley noolaansho. ld caysh².
ceeshid [m.f.dh]
eeg ceesh². ld cayshid.
ceesid [m.f.dh]
eeg cees.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg