ceshiinee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -neysay)ld ceshiimee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceshiinee ↴
ceshiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
1. Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin. 2. Safar bixiddiisa dib u dhigid. 3. Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg