ceyd
(m.l)Dhibaato cid ka haysata guri, qalab ama gaadiid la'aan awgeed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceyd ↴
ceydan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dmantay)
Wax ceyd hayo noqosho (qof).
ceydan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax ceyd hayo ahaansho (qof).
ceydbax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: helidda cid ceyd hayey hesho qalab ama gaadiid.
ceydbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-baxay, -baxday)
Cid ceyd hayey qalab ama gaadiid helid.
ceydbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin.
ceydbixid [m.f.dh]
eeg ceydbax².
ceydbixin [m.f.dh]
eeg ceydbixi. ld ceydbixis.
ceydbixis [m.l]
ld ceydbixin.
ceydmid [m.f.dh]
eeg ceydan¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg