cidan
(m.l)Dhulka geed gaabka qodaxda lihi ku badanyahay.
cidan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)Wax la ciday noqosho.
cidan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dnaa, -dnayd)Wax la ciday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cidan ↴
cidmid [m.dh]
eeg cidan².
cidnaan [m.f.dh]
eeg cidan³. ld cidnaansho.
cid [m.dh] (-do, m.l)
1. Koox dad ah oo meel ku wada nool. 2. Qof ama wax ka badan. Tus. “Maanta c. ma arag”. 3. Qaraabo; reer.
cid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg