ciddiid
(m.dh)Duurjoogta (ugaarta) inta hilibkooda la cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciddiid ↴
ciddi [m.dh] (-iyo ml.)
1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare. 2. Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg