cidid
(m.f.dh)

eeg cid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cidid

saacidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saacid.

cabbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid. 2. Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.

kiis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax cidid. 2. Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.

cid [m.dh] (-do, m.l)
1. Koox dad ah oo meel ku wada nool. 2. Qof ama wax ka badan. Tus. “Maanta c. ma arag”. 3. Qaraabo; reer.

cid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg