cif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fan, -fatan)

ld cifo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cif

cifasho [m.f.dh]
eeg cifo. ld cifid, cigasho, cigid.

cifid [m.dh]
ld cifasho.

cifo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
Hanti luntay ama baabba'day beddelkooda helid. ld cif, cig, cigo.

cifriid [m.l]
ld cirfiid.

cig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld cifo.

cigasho [m.dh]
ld cifasho.

cigid [m.dh]
ld cifasho.

cigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
ld cifo.

cirfiid [m.l]
(caafaariid/-dyo, m.dh) Jin dhib badan. ld cifriid.

c [m.dh]
(ca') Xarafka saddexaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg