cigaal
(m.l) (-llo m.dh)Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo.
cigaal
(m.dh)Tuuryo meel dheer ku dhacda.
cigaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)Tuuryo meel dheer ku dhicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cigaal ↴
laancigaaleed [m.dh]
Qalab waayihii hore lagu dagaalami jirey oo inta dhagax la geliyo laga tuuro.
cigaalid [m.f.dh]
eeg cigaal³.
isrogrog [m.l]
(nax.) Nadooca ama isrogrogga ku dhaca falka, arrinkaasoo ku xiran: habka, amminka, qofka, tirada iwm. Tus. “Hibaaq way tagtay”, “Hibaaq iyo Cigaal way tageen”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg