cigan
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

1. C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay. 2. Dhul leh dhir aan weli la daaqin.

cigan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-maday, -matay)

Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho.

cigan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cigan

cigmid [m.f.dh]
eeg cigan².

cignaan [m.f.dh]
eeg cigan³. ld cignaansho.

cig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld cifo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg