ciiqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qaysay)1. Wax meel ciriiryoon marsiin. 2. ld ceeji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciiqee ↴
ceeji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2).
ciiqayn [m.f.dh]
eeg ciiqee.
ciiq [m.dh]
ld ceego.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg