ciiqo
(m.dh) (-ooyin m.l)1. Meel ciriiri ah oo maritaankeedu dhib yahay. 2. ld ceego.
ciiqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qatay)Nafley dhibaato la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciiqo ↴
ceego [m.dh]
Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo¹ (2).
ciiqasho [m.f.dh]
eeg ciiqo².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg