ciiree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Wax ciiro u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciiree ↴
ciirayn [m.f.dh]
eeg ciiree.
jiciiree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Cid ceeb gaarsiin. 2. Wax midab ciiro ah u yeelid.
ciir [m.l]
1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ciirid.
ciir [m.dh]
Caano subaggii laga baxshay oo dhanaan.
ciir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax miisaankiisa dhan u iilasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg