ciirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax awood yari dartii la liicay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciirsan

ciirsanaan [m.f.dh]
eeg ciirsan. ld ciirsanaansho.

ciirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ciirsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg