ciirso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Cid kaalmo weyddiisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciirso ↴
ciirsasho [m.f.dh]
eeg ciirso. ld ciirsad, ciirsi (2).
kelyaciirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Kelyo adayg lahaansho.
ciir [m.l]
1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ciirid.
ciir [m.dh]
Caano subaggii laga baxshay oo dhanaan.
ciir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax miisaankiisa dhan u iilasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg