ciis
(m.l) (-sas m.l)

Nooc ka mid ah warmaha waaweyn.

Nin seexday siciisa dibi dhalay*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciis

waagii dhagaxa-dambe [m.l]
(taar.) Wuxuu sheegayaa waxyaabaha la xiriira waqtigii taariikhda ka horeeyey, markii ay dadku bilaabeen beerashada, laakiin dhagaxa ay waqtigaas u isticmaali jireen qalab ahaan, waqtigaas oo dhamaaday 9000-6000, dhalashadii Nebi Cise horti koonfur-galbeed Aasaiya, 4000 ilaa 2400 Nabi ciise horti ee Yurub.

waayadii dhexe [m.dh]
(taar.) Wax la xiriira waqtayadii dhexe intii u dhexeeysay 1100 Ciise kaddib gaar ahaan taarikhada Yurub.

yiciis [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad tabartoodu liidato saboolna ah.

Ciise kaddib [Magac Falkaab | Noun Adverb]
(taar.) (C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dhalashadii nebi Ciise.

Ciise kahor [Magac Falkaab | Noun Adverb]
(taar.) (C.k.) Waxay u taagantahay Ciise hortii, taasoo sheegaysa sanad gaar ah, ama qarni, ka hore dhalashadii Ciise.

ciishaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax ciishooday ahaansho.

ciishaysii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Ka c.: cid ciil badid.

ciishaysiin [m.f.dh]
eeg ciishaysii.

ciishaysnaan [m.f.dh]
eeg ciishaysan. ld ciishaysnaansho.

ci [m.dh]
Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan.

ci [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. (f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid. 2. Cid u yeerid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg