cilaaq
(m.dh)1. ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah. 2. Saxaro.
cilaaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cilaaq ↴
akeekan [m.l]
1. Muran hagag ku jiro; cilaaq. 2. ld akeekamid.
calaaqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm. ld calaaqaad, calaaqad, cilaaqaad, cilaaqad, cilaaqo.
cilaaqaad [m.dh]
ld calaaqo.
cilaaqad [m.dh]
ld calaaqo.
cilaaqid [m.f.dh]
eeg cilaaq². ld ilaaqid.
cilaaqo [m.dh]
ld calaaqo.
cilaaqtamid [m.f.dh]
eeg cilaaqtan². ld cilaaqtan¹, ilaaqtamid, ilaaqtan¹.
cilaaqtan [m.l]
Isdhaafsashada hadal muran iyo hagag leh. ld ilaaqtamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg