cilaaqaad
(m.dh)

ld calaaqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cilaaqaad

calaaqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm. ld calaaqaad, calaaqad, cilaaqaad, cilaaqad, cilaaqo.

xiriir [m.l] (-rro, m.dh)
1. Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin. 2. Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan. 3. Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg