cilaaqad
(m.dh)ld calaaqo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cilaaqad ↴
calaaqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm. ld calaaqaad, calaaqad, cilaaqaad, cilaaqad, cilaaqo.
cilaaq [m.dh]
1. ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah. 2. Saxaro.
cilaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg