cillo
(m.dh)ld cillad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cillo ↴
cilcilloon [m.l]
Dabayl hadba dhan ka soo dhacda.
cilcillow [m.l]
Waqtiga u dhexeeya markay qorraxdu dhacdo iyo inta aan aasku aad u madoobaan. ld cilcillaw.
cillad [m.dh] (-do m.l)
1. Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga. 2. Iin wax leeyahay. Tus. “Baabuurka c. buu leeyahay”. ld cillo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg