cilmi-jabaqeed
(m.l)(fiis.) Cilmiga ku saabsan barashada dhalinta, dhalanka iyo baahinta hirarka jabaqda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cilmi-jabaqeed ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg