cimaamad
(m.dh) (-do m.l)

Maro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madaxa ku duubto. ld cumaamad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cimaamad

cigaal [m.l] (-llo m.dh)
Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo.

cimaamadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld cimaamadaysan.

cimaamadasho [m.dh]
ld cimaamadaysasho.

cimaamadaysad [m.l]
ld cimaamadaysasho.

cimaamadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Nin cimaamad madaxa ku duubtay ahaansho. ld cimaamadan.

cimaamadaysasho [m.f.dh]
eeg cimaama-dayso. ld cimaamadaysad, cimaamaday- si, cimaamadsasho.

cimaamadaysi [m.l]
ld cimaamadaysasho.

cimaamadaysnaan [m.f.dh]
eeg cimaamadaysan. ld cimaamadaysnaansho, cimaamadnaan, cimaamadnaansho.

cimaamadaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cimaama- daysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg