ciribso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Cid, ciirsi weyddiisasho. 2. Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciribso ↴
ciribsasho [m.f.dh]
eeg ciribso.
cirib [m.dh] (-rbo m.l)
1. Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta. 2. Ciribdambeed. ld cidhib¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg