ciribtiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax jiritaankiisa baaba'ay noqosho.
ciribtiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax jiriitaankiisa baaba'ay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciribtiran ↴
baabba' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day; -bbi'i)
1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
ciribtirmid [m.f.dh]
eeg ciribtiran¹.
ciribtirnaan [m.f.dh]
eeg ciribtiran². ld ciribtirnaansho.
ciribtir [m.l]
Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.
ciribtir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg