cirroole
(m.l) (-layaal m.l/dh)

Qof gaboobay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirroole

uurkucirroole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nin xaakiim ah ama waayoaragnimo dheeraad ah leh.

cirree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax ama qof cirroole ka dhigid.

kubkucirroole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof dalal badan maray oo waayo-aragnimo leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg