cirweyni
(m.dh)

Awoodda nafley u leedahay in ay raashiin wax badan ka cunto. ld cirweynaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirweyni

cirweyn [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax cirweyni ku sifoobay ahaansho.

cirweynaan [m.f.dh]
eeg cirweyn. ld cirweynaansho, cirweyni.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg