ciryar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Wax aan xaddi badan cunto ka qaadan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciryar

ciryaraan [m.f.dh]
eeg ciryar. ld ciryaraansho, ciryari.

ciryaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ciryaraan.

ciryari [m.dh]
Awood la'aanta nafley, raashiin in ay wax badan ka cunto. ld ciryaran.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg