cucub
(m.l)ld cubcub¹.
cucub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)ld cubcub².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cucub ↴
cubcub [m.l]
1. Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge. 2. Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga cararaan. 3. Derin cusub oo aan weli la kala jeexin. 4. ld cubcubid. ld cucub¹.
cubcub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Maqaar xoolaad, dhisan caws ka buuxin. ld cucub².
cubcuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Maqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban.
cubcubid [m.f.dh]
eeg cubcub². ld cubcub¹ (4), cucubid.
cucuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld cubcuban.
cucubid [m.dh]
ld cubcubid.
cucubnaan [m.dh]
ld cubcubnaan.
cucubnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cubcubnaan.