cudurdaarid
(m.f.dh)

eeg cudurdaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cudurdaarid ↴

cudurdaar [m.l] (-rro, m.dh)
Sababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.

cudurdaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U c.: sababta arrin kalliftay sheegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg