cug
(m.dh)ld cub¹.
cug
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)ld cub²; ld cul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cug ↴
taacug [m.l]
Geed yar oo ubax qurux badan leh.
baacug [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.
cagaf [m.dh] (-gfo, m.dh)
Cagta geela. ld cuguf.
cub [m.l]
1. ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf. 2. “C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug¹.
cub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Dalool yar gufeyn. ld cug².
cuban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
1. Dalool wax la cubay ahaansho. 2. Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan¹.
cuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la cubay ahaansho. 2. Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan².
cubasho [m.f.dh]
eeg cubo. ld cugasho.
cubmid [m.f.dh]
eeg cuban¹. ld cugmid.
cubnaan [m.f.dh]
eeg cuban². ld cubnaansho, cugnaan, cugnaansho.
c [m.dh]
(ca') Xarafka saddexaad ee alifka
soomaaliga, waana shibbane.