cugan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)

ld cuban¹.

cugan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

ld cuban²; culan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cugan

cuban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
1. Dalool wax la cubay ahaansho. 2. Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan¹.

cuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la cubay ahaansho. 2. Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan².

culan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la culay ahaansho. ld cugan².

cug [m.dh]
ld cub¹.

cug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld cub²; ld cul.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg