cukad
(m.dh) (-do, m.l)

Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cukad

cokad [m.dh]
ld cukad.

cokadayn [m.dh]
ld cukadayn.

cokadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld cukadee.

cukadayn [m.f.dh]
eeg cukadee. ld cokadayn.

cukadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Harag ari cukad ka dhigid. ld cokadee.

qarbed [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto. 2. Weel maro adag ka sameysan oo biyaha lagu shubto. ld qarbad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg