cukadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Harag ari cukad ka dhigid. ld cokadee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cukadee

cokadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld cukadee.

cukadayn [m.f.dh]
eeg cukadee. ld cokadayn.

cukad [m.dh] (-do, m.l)
Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg