culan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la culay ahaansho. ld cugan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh culan ↴
cugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
ld cuban²; culan.
culnaan [m.f.dh]
eeg culan. ld cugnaan, cugnaansho, culnaansho.
cul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Weel caanood ama biyood qori dab ah gudihiisa oo dhan xoqid, si loo nadiifiyo. ld cug².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg