culid
(m.f.dh)

eeg cul. ld cugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh culid

cugid [m.dh]
ld Cubid; culid.

cul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Weel caanood ama biyood qori dab ah gudihiisa oo dhan xoqid, si loo nadiifiyo. ld cug².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg