cululubo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)

Go'aan hore loo gaaray, arrin la xusuustay darteed u beddelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cululubo

cululubasho [m.f.dh]
eeg cululubo. ld cululubad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg