cumeyri
(m.l)

ld cumuri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cumeyri

cumuri [m.l] (-iyo, m.dh)
Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg