cunaabi
(m.l) (-iyo, m.l)Kuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dumarku qoorta ku xirtaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cunaabi ↴
cunaa [m.l]
C. ah: qof aad u cir weyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg