cunwaan
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Magaca la siiyo buug, maqaal iwm oo tilmaamaya waxa uu ka hadlayo. 2. Meel cid waraaqaha loogu hagaajin karo. ld cinwaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cunwaan

cinwaan [m.l] (-nno m.dh)
ld cunwaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg