cuqdad
(m.l)Meel ciriiri ah.
cuqdad
(m.dh) (-do, m.l)(c.naf) Cudur nafsaani ah oo qofka ku beera shaki iyo kalsooniddarro uu ka qabo naftiisa iyo dadka kaleba. ld cuqdi, cuqdo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuqdad ↴
cuqdadayn [m.f.dh]
eeg cuqdadee.
cuqdadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cid cuqdad ku beerid.
cuqdadlow [m.l] (-wyo, m.dh)
Qof cuqdad qaba.
cuqdi [m.l]
ld cuqdad².
cuqdo [m.dh]
ld cuqdad².
dhimir-daaweyn [m.dh]
(daaw.) Hab daaweyn lagu daweeyo isbeddellada dhimirka ku dhaca iyo cuqdada.
qab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax mulki ahaan u haysasho. 2. Naag lahaansho. 3. Fikrad iwm si u aaminid. 4. Jirro, cuqdad iwm qof ku dhicid. 5. Dhar iwm xirnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg