cuqdo
(m.dh)ld cuqdad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuqdo ↴
cuqdad [m.dh] (-do, m.l)
(c.naf) Cudur nafsaani ah oo qofka ku beera shaki iyo kalsooniddarro uu ka qabo naftiisa iyo dadka kaleba. ld cuqdi, cuqdo.
masayr [m.l]
1. Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay. 2. U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.
shaydiid [m.l]
Sh. ah: qof cuqdo qaba oo dadka ka shakiya.
cuq [m.dh]
1. Muddo kooban oo ay digaagaddu ku fadhido ukumaha si ay u dillaacaan. 2. C. ah: digaag ku jirta muddadii fadhiga ee ay ukunta ku dillaacin lahayd. ld uq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg